1 min readBy Qaran News
Tacsi ku socota qoyskii, qaraabadii iyo shicibka Somaliland ee uu ka baxay Boobe Yusuf Ducaale
By Qaran NewsSomalia
Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shabakadda qarannews.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii ubadkii,iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum muj/ qoraa Boobe Yusuf Ducaale.
Marxuumka oo maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu dhamànteen samir iyo iimaan inaga siiyo isagana naxariistii jano ka waraabiyi.
Aamiin
Follow the story
About this article
- Length
- 55 words · 1 min read
- Published
- November 13, 2026
- Byline
- Qaran News
- Source
- Qarannews