Hoggaaminta, Sharcinimada, iyo Xasilloonida Qaranka: Mas’uuliyadda Madaxweynaha kaddib dhammaadka muddo-xileedka dastuuriga ah – Hiiraan Online
Siyaasaddu waxay si buuxda ugu qotontaa sharciyad, kalsooni shacab iyo is-afgarad heer qaran ah. Marka uu hoggaamiye lumiyo kalsoonida qaybo miisaan culus ku leh bulshada iyo daneeyayaasha siyaasadda dalka, waxaa si lama-huraan ah u soo ifbaxa weydiimo masiiri ah oo ku saabsan mustaqbalka hannaanka dawladnimada, xasilloonida dalka iyo sii socoshada hay’adaha dastuuriga ah. Xaaladaha uu […]

Follow the story
About this article
- Length
- 56 words · 1 min read
- Published
- November 23, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk