1 min readBy Qaran News
Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Israel oo safar shaqo ku tegay dalka Australia
By Qaran NewsSomalia
Safiirka Somaliland ee Israel oo safar shaqo ku tegay Australia.
Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Israel, Amb. Maxamed Xaaji, ayaa safar shaqo ku tegay dalka Australia, halkaas oo uu kaga qaybgalay shir caalami ah.
Jaaliyadda Somaliland ee Australia ayaa safiirka ku qaabishay magaalada Melbourne, halkaas oo ay kula yeesheen kulan la xidhiidha xaaladda jaaliyadda iyo xidhiidhka ay la leeyihiin dalkooda.
Follow the story
About this article
- Length
- 60 words · 1 min read
- Published
- November 27, 2026
- Byline
- Qaran News
- Source
- Qarannews