Madaxii hore ee maaliyadda al-Shabab oo lagu dilay gobolka Shabeellada Hoose
Muqdisho (AX) — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa Arbacadii shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay madaxii hore ee maaliyadda kooxda al-Shabab, iyadoo geeridiisa ku tilmaantay dharbaaxo weyn oo ku dhacday ilaha dhaqaale ee maleeshiyadaasi. NISA ayaa xaqiijisay in ninka howlgalka lagu beegsaday […]

AI summary
Sign in to read the summary
Madaxii hore ee maaliyadda al-Shabab oo lagu dilay gobolka Shabeellada Hoose
Follow the story
About this article
- Length
- 11 words · 1 min read
- Published
- October 29, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk