Soomaaliya oo furtay madasha afaraad ee amniga internet-ka qaranka xilli la ballaarinayo dadaallada amniga dhijitaalka ah
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin Talaado ah magaalada Muqdisho ka daah-furtay Madasha Afraad ee Amniga Baraha Internet-ka ee Qaranka (National Cyber Security Forum), xilli ay dalka ka socdaan dadaallo baaxad weyn oo lagu xaqiijinayo badqabka kaabayaasha dhijitaalka ah ee sida xawliga ah u kobcaya. Shirweynahan oo socon doona muddo labo maalmood ah, ayna […]

AI summary
Sign in to read the summary
Soomaaliya oo furtay madasha afaraad ee amniga internet-ka qaranka xilli la ballaarinayo dadaallada amniga dhijitaalka ah
Follow the story
About this article
- Length
- 16 words · 1 min read
- Published
- October 28, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk