Gaalkacyo: Cilimo xukun ka soo saartay wiil la isku haystay
Guddi culumo ah oo gacanta ku haysay kiis wiil la isku haystay ayaa ugu dambayn maanta xukun ramsi ka soo… Sii akhri
AI summary
Guddi culumo ah oo gacanta ku haysay kiis wiil la isku haystay ayaa ugu dambayn maanta xukun ramsi ka soo saaray dacwadaas oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay magaalada Gaalkacyo.
Guddiga culimada ayaa ku dhawaaqay in Liibaan Tahliil Xaaji uu dhalay wiilka yar oo lagu magacaabo Maxamed, waxaana go’aanka culimada aqbalay Faarax Cawil oo sheeganayay wiilka.
Kiiska wiilka oo muddo dhowr sano ah taagnaa wuxuu sababtay dhimashada dad gaara 7 qof iyo dhaawaca tiro intaas ka badan, waxaana hadda lagu wado in ay soo afjarmaan dhaqaaqooyinkii dhacay.
Kiiskan wuxuu ahaa mid si toos loo tabinayay oo dadweynuhu la socdeen, islamarkaana hadal-hayn badan dhaliyay.
**PUNTLAND POST **
Follow the story
About this article
- Length
- 106 words · 1 min read
- Published
- October 20, 2026
- Byline
- Desk
- Source
- Puntlandpost