1 min readBy Axadle Editorial Desk
Mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya oo khatar ku jira – Hiiraan Online
Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya waxaa lagu dhisay nidaam federaal ah, iyadoo la ogaa inaan dowlad qaran oo waarta dib loogu dhisi karin awood dhexe oo wax walba majaraha u haysa. Ujeeddada federaalaynta ayaa ahayd in awoodda la baahiyo, la daryeelo danaha gobollada, lana mideeyo dal ay tobannaan sano ragaadiyeen colaado ba’an. Hase yeeshee, heshiiskii siyaasadeed […]

Mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya oo khatar ku jira - Hiiraan Online
Follow the story
About this article
- Length
- 11 words · 1 min read
- Published
- October 29, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk