Skip to main content

Ciidamada dowladda oo u dhaqaaqay dhanka Buurhakaba Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyagoo ka ambabaxay saldhigyo ay ku jireen Xero Shiino iyo Balidoogle. Goobjooge ku sugan Wanlaweyn ayaa Inside Somalia u sheegay in kolonyo gaadiid militari ah ay saaka ku sii qulqulayeen waddada. Ciidamada waxaa ka horreeya cutub ka tirsan Danab oo loo xilsaaray hubinta waddada, halkaas oo la sheegay in lagu aasay qaraxyo. Dhanka kale, A | Mukoko News