1 min readBy Qaran News
Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay madaxweyne
By Qaran NewsSomalia
Madaxweynaha dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa loo doortay mar kale xilka madaxweynaha deegaanka Soomaalida. Xildhibaannada golaha 7-aad ee DDS ayaa mar markale u ansixiyey Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar in uu xilka sii hayo.
Sidoo kale xildhibaannada ayaa doortay xubno kale oo uu ka mid yahay afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa.
Follow the story
About this article
- Length
- 53 words · 1 min read
- Published
- October 1, 2026
- Byline
- Qaran News
- Source
- Qarannews