1 min readBy Axadle Editorial Desk
In ka badan 150 guri oo la sheegay in waxyeello soo gaartay xilli rabshado ka dhan ah Oromada ay ka dillaaceen Borama
Boorama (AX) — In ka badan 150 guri oo ay deganaayeen muwaadiniin u dhalatay dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in waxyeello iyo boob loogu geystay magaalada Boorama, kaddib weerarro lala beegsaday bulshada qowmiyadda Oromada ee halkaas ku dhaqan. Dhacdooyinkan ayaa horseeday qabqabasho baahsan iyo digniino adag oo ka soo baxay mas’uuliyiinta Waqooyi Galbeed, kuwaas oo […]

In ka badan 150 guri oo la sheegay in waxyeello soo gaartay xilli rabshado ka dhan ah Oromada ay ka dillaaceen Borama
Follow the story
About this article
- Length
- 22 words · 1 min read
- Published
- November 1, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk