Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 21aad
Sadiiq inta uu tartiib u kacay isaga oo gacmaha ku tirtiraya ilintii ka qubanaysay indhihiisa, ayuu indhaha la raacay albaabkii ay Faayow iyo Akram ka baxeen. Qalbigiisu waxa uu u go’ayey sidii qof xubin muhiim ah lagala baxay, hadalkii yaraa ee Akram ku yiri “Adeer ha ooyin anigaa wiil kuu noqonayaa” waxa uu ku noqday […]

AI summary
Sign in to read the summary
Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 21aad
Follow the story
About this article
- Length
- 11 words · 1 min read
- Published
- October 26, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk