Soomaaliya oo fasaxday qof lala xiriiriyay cudurka Ebola kadib 21 maalmood oo karantiil ah iyo labo baaritaan oo laga waayay
Muqdisho (AX) — Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Axaddii ku dhawaaqday in xorriyadiisa dib loogu celiyay muwaadin Soomaaliyeed oo ku jiray karantiilka cudurka Ebola, kaddib markii laba baaritaan oo kala duwan ay muujiyeen inuusan cudurka qabin, uuna si buuxda u dhammeystay kormeer caafimaad oo socday muddo 21 maalmood ah iyadoo aan wax calaamado ah lagu arkin. […]

AI summary
Sign in to read the summary
Soomaaliya oo fasaxday qof lala xiriiriyay cudurka Ebola kadib 21 maalmood oo karantiil ah iyo labo baaritaan oo laga waayay
Follow the story
About this article
- Length
- 20 words · 1 min read
- Published
- October 26, 2026
- Byline
- Axadle Editorial Desk