Ilhaan Omar xogteeda waxa bixiyay ninkan reer Laascaanood ah.
Ilhaan Omar xogteeda waxa bixiyay ninkan reer Laascaanood ah. Qofka Soomaaliga ah ee blogger-ka ah ee ay sheegtay waa ninkan, oo sawirkiisa iyo magaciisa, ay halkan ka muuqdaan. Waxa dhinaca kale laga arkayaa in dadka reer Laascaanood ay haddana faafinayaan in reer Somaliland ay yihiin cidda kaliya ee xogta bixisay, iyaga oo reer Puntland ku […]
Ilhaan Omar xogteeda waxa bixiyay ninkan reer Laascaanood ah.
Qofka Soomaaliga ah ee blogger-ka ah ee ay sheegtay waa ninkan, oo sawirkiisa iyo magaciisa, ay halkan ka muuqdaan.
Waxa dhinaca kale laga arkayaa in dadka reer Laascaanood ay haddana faafinayaan in reer Somaliland ay yihiin cidda kaliya ee xogta bixisay, iyaga oo reer Puntland ku kicinaya inay ka jawaabaan.
Booraan hadimo ha qodin, haddaad qodana ha dheerayn, ku dhici doontaana mooyee.
https://x.com/guntigaab/status/2113538570518483319?s=48&t=YbM8iB3Gfv2ciHyPWzULLA
Follow the story
About this article
- Length
- 72 words · 1 min read
- Published
- October 23, 2026
- Byline
- Qaran News
- Source
- Qarannews