1 min readBy Qaran News
Khariidada Somaliland oo laga jaray khariidada Jaamacda Carabta Dalal ku doodaaya.in la aqoonsado Somaliland
By Qaran NewsSomalia
Jaamacda Carabta ayaa todobaadkii hore khariidada dalalka Carabta ka tuurtay khariidada Somaliland kadib markii dalka Israel ay aqoonsatay jamhuuriyada Somaliland.
Dhanka kale 8 dal oo kamid ah jaamacda Carabta ayaa ku doodaaya in Somaliland ay jaamacda Carabtu aqoonsato dalka Somaliland oo si gaar ah loogu soo daro khariidada jaamacda Carabta.
Sideed u argtaa fadlan fikirkaaga noogu soo hagaaji
Admin@qarannews.com
Follow the story
About this article
- Length
- 59 words · 1 min read
- Published
- October 11, 2026
- Byline
- Qaran News
- Source
- Qarannews